Dhul iib ah raqiis ah galdogob 0907505828

Mudug, Galdogob La dhigay 2 isbuuc kahor

USD 5000.00

Tilmaamaha

  • Cabirka Goobta: 2025 wa shan boos Balac 27 dherer 75 M 2
  • Nooca Hantida: Dhul Beereed

Sharaxaada

Dhulku wa deegaan noqon kara beer noqon kara warshad dagikadho dhabo leh sabarlog leh magalada konfur kaga yaal udhaw isbitaalka wayn e galdogob iyo labada iskool e galdogob ugu wawayn dhulku waa raqiis hada sodalbo WhatsApp 0907505828 0667505828

Hoyaal

Ku biiray 2025-02-27
+252907505828 WhatsApp

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib