Surwaalka Jirdhiska Dumarka LT 203

Muqdisho, Hawl Wadaag La dhigay 7 bilood kahor

USD 8.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Xayi market

    Magaca Shirkadda
  • Dharka Isboortiga

    Nooca Dharka
  • Waxaa Laga Helayaa Cabirrada L, XL, 2XL Iyo 3XL.

    Cabbirka
  • Madow

    Midabka

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Magaca Shirkadda: Xayi market
  • Nooca Dharka: Dharka Isboortiga
  • Cabbirka: Waxaa laga helayaa cabirrada L, XL, 2XL iyo 3XL.
  • Midabka Madow

Sharaxaada

Surwaalka Jirdhiska Dumarka LT 203 Waa surwaal bac ka ah qeybta hoose, loogu talagalay in lagu yareeyo xeerka. Wuxuu siinayaa kuleel kaa jaraya xeerka, una wanaagsan in la isticmaalo xiliga (almiitada). sidoo kale waa surwaal aad ku labisan karto. Waxaa laga helayaa cabirrada L, XL, 2XL iyo 3XL. Midabka: Madow. Qiimaha: $8.00.

Talooyin badbaado ah

  • Ka fogow inaad lacagta sii hor bixiso xita hadii alaabta laguu keenayo
  • Kula kulan iibiyaha meel fagaare ah oo ammaan ah
  • Baadh shayga oo hubi inuu yahay isla kii aad u baahnayd
  • Hubi in shayga baakada ku jiraa uu yahay midkii aad baartay
  • Kaliya lacagta bixi hadii aad ku qanacday 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib