Sida loo iibsado oyo la iskaga iibiyo

Sidee som souq wax loogu iibiyaa?

1. Is diwaangeli

Isku diwaangeli adigoo isticmaalaya nambarkaaga telefoonka (ama ku samee Facebook ama Google). Hubi inaad u galinayso lambarkaaga si sax ah, si ay macaamiishaadu kuula soo xidhiidhaan! 

2. Sawiro ka samee alaabtaada.

Isku day inaad sawiro badan kaga qaado taleefankaaga. Hubi inay alaabtaadu si fiican u muuqanayso.

3. Riix IIBI.

Dooro qaybta saxda ah, soo gali sawirada oo u samee cinwaan fiican iyo faahfaahin dhamaystiran oo alaabtaada. Geli qiimo macquul ah, dooro sifada ku haboon oo dir xayaysiiskaaga si loo qiimeeyo!

4. Ka jawaab fariimaha iyo wicitaanada macaamiishaada!

Haddii uu sax yahay xayaysiiskaagu, waxaa lasoo galin doonaa SOM SOUQ kadib marka la hubiyo oo u diyaar garaw inaad lacag ka hesho
IIBI

Sida looga iibsado som souq?

1. Raadi shayga

Ka hel waxaad u baahan tahay qabta raaditanka iyo filtarad. Waxaan haynaa in ka badan hal milyan oo xayaysiis, si sax ah u dooro waxaad raadinayso.

2. La xidhiidh iibiye.

Waxaad ku isticmaali kartaa whatsapp som souq ama waxaad ka wici kartaa taleefan. Kala hadal dhamaan faahfaahinta, kala xaajood qiimaha.

3. Qaado alaabtaada ama dalbo in laguu keeno.

Waxaan si taxadar leh u hubinaa iibiyayaashayada, laakiin had iyo jeer way fiican tahay in laba jeer la hubiyo, sax? Kula kulan iibiyaha meel fagaare ah oo hubi inaad bixiso lacagta kaliya markaad ka qaadato alaabtaada.

4. U dhaaf faalo iibiyaha.

Xor baad u tahay inaad nooga sheegto wax ku saabsan iibkaaga. Faaladaada waxaa lagu daabici doonaa onlayn-ka bogga iibiyaha waxayna aad u caawin doontaa iibsadayaasha kale. Aynu wada dhisno ganacsi heer sare ah oo ammaan ah!

U iibi si heer caalami ah!

1. U fiirso faahfaahinta.

Ka samee sawiro wanaagsan alaabtaada, qor sharaxaad faahfaahsan oo la fahmi karo.

2. Si degdeg ah uga jawaab.

Haka dhigin iibsadaahagu inuu sugo fariintaada maalmo. Ahaw online ama hel fariimahawhatsapp-ka