Sacad casri ah

Maroodijeex, Hargeysa La dhigay 4 bilood kahor

USD 14.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Saacadaha Fashion-ka

    Nooca Saacadda

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Nooca Saacadda: Saacadaha Fashion-ka
  • Jinsi: Lab
  • Dhaqdhaqaaq: Quartz

Sharaxaada

Saacadani waxay kasamaysantahay stainless steel, taasoo u saamaxaysa jiritaanka wakhti dheer, iska caabinta daxalka, la qabsiga heer-kulka kala duwan, waxay sidoo kale awood u leedahay iska caabinta biyaha ilaa 3BAR.

Talooyin badbaado ah

  • Ka fogow inaad lacagta sii hor bixiso xita hadii alaabta laguu keenayo
  • Kula kulan iibiyaha meel fagaare ah oo ammaan ah
  • Baadh shayga oo hubi inuu yahay isla kii aad u baahnayd
  • Hubi in shayga baakada ku jiraa uu yahay midkii aad baartay
  • Kaliya lacagta bixi hadii aad ku qanacday 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib