Educational officer

Maroodijeex, Hargeysa La dhigay 2 bilood kahor

USD 300.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Shaqo waqti kala bar ah

    Nooca Shaqada
  • Office

    Halkaad Shaqadda Ka Qabanayso
  • Waxbarashada (Macalin, Barafeysar, etc)

    Nooca Shirkadda aad ka Shaqeyso

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Mudada Mushaharka Bille
  • Nooca Shirkadda aad ka Shaqeyso Waxbarashada (Macalin, Barafeysar, etc)
  • Nooca Shaqada Shaqo waqti kala bar ah
  • Halkaad Shaqadda Ka Qabanayso Office
  • Waayo-aragnimo 14 years
  • Xaaladaada Shaqo Shaqeeya

Sharaxaada

Shaqadan waxaan doonayaa inaan u qabto cid leh good waxbarasho. Waxayaalaha aan rabo inaan u qabto waxa ka midaa 1. Maamul goob waxbarasho 2. Tababarida macalimiinta iyo maaamulka goobta. 3. Kormeerka iyo qiimeynta goobaha waxbarasho 4. Diyaarinta siyaasada waxbarasho ee goobta. 5. Wax dhigid hadii loo baahdo F. G xiliga aan shaqaynayaa waa 12:00pm-6:00pm waana la kordhinkaraa ilaa 8:00pm Tel:634464439

Sugule

Ku biiray 2024-10-23
+252634464439 WhatsApp

Talooyin badbaado ah

  • Ha shaacin macluumaadkaaga gaarka ah
  • Samee baaris ka hor intaadan qofna ugu yeerin wareysi
  • Ha furin linkiyada aan ku jirin CV-ga shaqo codsadaha
  • Ku fuli wareysiga xafiis ammaan ah oo nabdoon 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib