Farsamada mukeefyada

Muqdisho, Hodan La dhigay 2 bilood kahor

USD 0.00

Tilmaamaha

  • Nooca adeega: Wax kale
  • Mudada adeega: Sannadle

Sharaxaada

Adeegyada aynu qabano 1. Hagaajinta mukeefka 2. Dhaqida mukeefka 3. Xirida mid cusub ama badalida mid hore 4. Cilad bixinta qassalada iyo kuukarada FG: wax lacag ah lagaama rabo hadii aan hoowshaada laguu dhamayn

Mohadahir

Ku biiray 2025-01-21
+252617141414 WhatsApp

Talooyin badbaado ah

  • Eeg faalada si aad u hubiso in qofku yahay mid la isku halayn karo
  • Ka heshiiya baaxadda shaqada iyo lacagta la bixinayo
  • Ku kulma goob fagaare ah oo ammaan ah 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib