NASOO RAAC

Ibnu Taymiya Acdmey

Halkan waxaa ka jirta wax barasho online ah waxaanu dadka barnaa sida wax loo akhriyo waxna loo qoro gaar ahaan luuqadaha sida carabiga
Soomaaliga
English ka
Quraanka
Hadii aad u baahantahay ila soo xidhiidh
0636167634

Faahfaahin Dheeraad ah

Tilmaamaha

  • Nooca adeega: Koorsooyin oonlayn ah
  • Mudada adeega: Sannadle

Talooyin badbaado ah

    • Eeg faalada si aad u hubiso in qofku yahay mid la isku halayn karo
    • Ka heshiiya baaxadda shaqada iyo lacagta la bixinayo
    • Ku kulma goob fagaare ah oo ammaan ah