Macmiil waa guri wajahad ah kuyaal hargeysa xafada jungalka golada cilaajka wada

Maroodijeex, Hargeysa La dhigay 5 maalmood kahor

USD 37000.00

Guudmarka guud ee shayga

  • 4

    Qolalka jiifka
  • 2

    Musqulaha
  • Aan goglanayn

    Xaalada Goglanaanta
  • Si meel dhexaad ah looso isticmaalay

    Xaalad

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Cabbirka: 28 M 2
  • Cabirka Goobta: 12x16
  • Nooca Hantida: Guryaha magaalada
  • Qolalka jiifka: 4
  • Tirada musqulaha: 2
  • Xaalada Goglanaanta: Aan goglanayn
  • Xaalad: Si meel dhexaad ah looso isticmaalay

Sharaxaada

Macmiil gurigani waa Guri wajahad ah waxa Hormarta lamayda goolada Cilaajka toos uga baxda ee Ta istaar 4 ku dhacda waa jaanis Hore ugaadh macmiil

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib