Guri iib ah

Nugaal, Garoowe La dhigay 5 maalmood kahor

USD 40000.00

Guudmarka guud ee shayga

  • 5

    Qolalka jiifka
  • 3

    Musqulaha
  • Aan goglanayn

    Xaalada Goglanaanta
  • Duug

    Xaalad

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Cabbirka: 204.16 M 2
  • Nooca Hantida: Villas
  • Qolalka jiifka: 5
  • Tirada musqulaha: 3
  • Xaalada Goglanaanta: Aan goglanayn
  • Xaalad: Duug

Sharaxaada

Gurigani waa guri qabyo dhamaadka ku dhow oo kaliya ay u dhimantahay musqul iyo cadayn bes waana 3 qol oo jiif ah, fadhi, 3 musqulood, jiko wayn iyo jiko service ah, irid banaan iyo baraaq 35 qaad ah

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib